Quantcast
Channel: Warfaafiye » Arrimaha Bulashada
Browsing latest articles
Browse All 707 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sedax jir xanuun daran ku haaya Muqdisho: Sawirro

Mukhtaar Maxamuud Macallin oo Sedax jir ah ayaa ku jira xaalad daran, waxaana uu la ildaran yahay cudur ka haleelay Kaadi heysta iyo qaska, iyadoo dhibaatada haysa lagu guul dareystay dhowr qaliin oo...

View Article


Haweeneey guriga ugu carartay galmda xad-dhaafka ee Saygeeda

Haddii aad maqli jirtay haween raggooda uga cararo galmo la`aan, waxaa haatan la arkay afo nkinkeeda uga carartay sariir-ku-daalis. Sida ay ku soo warramayaan qalabka warbaahinta adduunka, waxaa dhacdo...

View Article


Dhibaatada qurbaha, Qamriga iyo Soomaalida!

Abdi Mohamed waxaa uu Sweden soo galay sanadkii 1983 isagoo 8 sano jir ah, xiligaas kadib aan dib ugu noqon wadankii isla markaana aan la kulmin familkiisa. Abdi wuxuu warbixin dheer uu ka qoray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aabe Ingiriis ah oo Caruurtiisa iskuul ku geeyay Kaare: Video

Arin ay la yaabeen Macallimiinta iyo Ardayda ayaa ka dhacday dalka Ingiriiska, kadib markii Aabe labo wiil dhalay uu iskuulka ku geeyay Kaare  ama Dabaabaad nooca ciidamada. Aabaha dhalay labada...

View Article

R/wasaare lagu weeraray baradho iyo miyoonees: Video

Ra´iisul Wasaaraha dalka Belgium Charles Michel ayaa weerar loo adeegsaday Baradho shiilan iyo Mayoonees kala kulmay kooxo ka careysan siyaasadiisa, waxaana weerarkaan uu dhacay xili uu jeediyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: 350 qof oo qaba HIV AIDS oo daawo qaata

Dhalinyaro rag iyo dumar ka kooban oo la nool cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, ayaa ku nool magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bannaanka soo dhigay cudurkooda, halka kuwo kale ay weli qarsanayaan, qaarna...

View Article

Xusuusta 70 guurada heesaha Soomaaliyeed: qeybtii 4aad

Qormadeena maanta waxay gabagabo u tahay saddaxdii middaan ka horreeyay ee xusuusta 70 guurada heesaha Soomaaliyeed. Sida aan ku soo xusnay qaybtii 3aad, markii ay balwadu soo baxday, waxaa magaalada...

View Article

Swedan: Masjidkii Labaad oo dab la qabad siiyay: Video

Weerarada lagu haayo goobaha ay Muslimiinta ku cibaadeystaan ee dalka Swedan ayaa soo kordhaya, iyadoo habeen hore Masjidkii labaad la gubay. Masjidka ku yaal degmada Eslöv ee ka tirsan gobolka Skåne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Video: Qoys fara gaab oo ciyaartoy basketball kasoo dhex baxay

Jahmani Swanson waa xiddig ciyaara kubada Koleyga, inkastoo uu fara gaab yahay, hadana wuxuu ka wanaagsan yahay ciyaartooy heer caalami ah, marka la qiimeeyay mucjisadiisa ciyaareed ee basketball....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdirashiid Dahabshiil: Samafale ku dayasho mudan: Qormo

Markuu dhacay taliskii Siyaad Barre, adeeggii guud ee xukuumadda iyo xakamayntii ganacsiga (Commercial Restrictions), ay meesha ka baxeen, waxaa dalka ka curtay habka ganacsiga suuqa xurta ah (Free...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 707 View Live